xabagbarsho
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Malabka awlalka ku jira mid ka mid ah oo shinnidu si gaar ah u samayso; waa miid sida xabagta dhirta qaar-keed u cad oo aan gows iyo wax kale midna dheehin, oo boqoraddeedu cunto. ld xabag-barshe, xabagbarshi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

