xaddi leeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo ..., m.l)

Macnaha:

  1. Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay-naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad-di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.