daafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur