xaddiisqudsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) War Rasuulka (n.k.h.a.) loo waxyooday oo aan Quraanka ka mid ahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

k

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Lamidka: kaaf

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

h

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

a

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.