xagaafidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xagaaf³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xagaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.Kabo harag ka sa-maysan oo duug ah.Wax siman ka dhigid (dhul).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0