xagaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
  2. Kabo harag ka sa-maysan oo duug ah.
  3. Wax siman ka dhigid (dhul).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur