xagaldaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xagaldaacid.Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xagaldaacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xagaldaac². ld xagaldaac¹, xagaldaaco, xagalkaddaacid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xagalkaddaacQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-cay, -cady)Macnaha:ld xagal-daac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0