xagaldaacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xagaldaac². ld xagaldaac¹, xagaldaaco, xagalkaddaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagaldaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xagaldaacid.
  2. Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagaldaaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xagaldaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xagalkaddaacid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xagaldaacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur