xajmiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Derbi iwm inta qiradiisu le'eg tahay; jurmi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jurmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhumuc; qiro; baaxad. ld jirmi (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00