xakunQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)Macnaha:ld xukun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xukunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00