xukun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
  2. 1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.

dowlad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dawlad.

xugmi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xukun¹ (2).

xakaamad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xukun¹ (3).

xukuumad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xukun¹ (3).

xugun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xukun¹.