xalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xalan. ld xalnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la xalay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld xalnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur