xalusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos-teeda ku yeeshaan. ld xulus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xulusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xalus.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00