xulus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xalus.

xalus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Laab weyn oo baruur duuban ah oo dadka shilis, siiba dumarku, xuddunta hoos-teeda ku yeeshaan. ld xulus.