xambaaranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xambaarsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:ld xambaa-ran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0