xambaarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xambaaran. ld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam-baarsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xambaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xambaarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld xambaarnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xambaarsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xambaarnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur