xamdiyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xamdi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xamdiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Mahad; shugri; xamdinnaq.Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0