xamdiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Mahad; shugri; xamdinnaq.Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mahadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shugriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Mahadcelin.Ku sh.: cid u mahad celin.Lamidka: MahadcelinSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xamdinnaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:eeg xamdi¹.eeg xamdi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0