xammaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xammaali.Dusha wax ku qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xammaaliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00