xanfaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo.
- Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

