xanjeerasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xanjeero. ld xanjeerad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanjeero

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u xaydasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanjeerad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xanjeerasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur