xanjeeroQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Macnaha:1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u xaydasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00