xannibaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xannib¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xannibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0