xanshashaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal hoos la isugu sheego; faq.Laba qof faqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal hoos la isugu sheegid.Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0