xanshashaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xanshashaq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanshashaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hadal hoos la isugu sheego; faq.
  2. Laba qof faqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur