xantiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aan waxba haysan; sabool; cayr.
  2. Qof aan hanti lahayn noqosho.

sabool

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. S. ah: qof aad u xoolo yar.
  2. Qof sabool noqosho. ld saboolow.

cayr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (cayr, m.dh) 1. Qof aan hanti lahayn. 2. (c., m.dh.) Dad aan hanti lahayn.