xantiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha: Qof aan waxba haysan; sabool; cayr. Qof aan hanti lahayn noqosho.