xaqir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
  2. Cid liidid ama yasid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dulleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dullee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

quursi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld quursasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaqiraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xaqir¹.