xaqiraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xaqir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xaqirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.Cid liidid ama yasid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0