xaran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaram

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur