xardhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xarar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xarar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto. 2. (-rro, m.dh) Naqash.
  2. Wax xarar ku dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur