xarfad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xarfasho.
  2. Xeelad qof u suurta gelisa in uu danihiisa si fiican u fushado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xarfasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xarfo². ld xarfad¹.
  2. 1. Dhaqaaq tartiib ah ee biyaha sare ee badda ama haro oo ay dabayshu dhaqaajiso iyo dhaqaaqyada kale ee la midka ah sida ciidda iwm. 2. (jool.) Tuulimaad kasta oo dhulka dushiisa ah oo la soo qaaday, gaar ahaan ka barafku tuulo amase biyaha ka yimaada barafka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur