roob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur