xarfin
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg xarfi.
- (fiis.) Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

