xarigxarig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay.