hawdQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dad, m.l)Macnaha:1. Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn. 2. Xarigxarig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xarigxarigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nagaar dhaadheer oo dhulka ku faalala, oo geelu aad u jecel yahay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0