xariirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xariir³. ld xariirin.
  2. eeg xariir². ld xiriirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xariir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.
  2. Lafdhabar; arxan. ld xiriir².
  3. 1. Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu. 2. (-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
  4. ld xiriir³ (3).
  5. Barxid (caano). ld xariiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xariirin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xariirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xiriirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg xiriir². ld xariirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur