xarkagid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xargagid¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xargagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xargag². ld hargagid, xarkagid.
  2. (fiis.) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur