xargagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xargag². ld hargagid, xarkagid.(fiis.) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xargagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hargagidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xargagid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xarkagidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xargagid¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0