xarshaash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xashaash.
  2. ld xashaash².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xashaash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.
  2. Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur