xashaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xarragoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mardaaddiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.Dhar qurxoon xirasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.Cid mardaadiyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xarshaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xashaash.ld xashaash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0