xaruumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaruun². ld xaruumbin, xaruubbamid, xuruumid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaruun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.
  2. Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaruumbin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xaruumid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaruubbamid

xuruumid