xaruunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cod xabeeb leh oo hoos loo yiraahdo. ld xuruubban¹, xuruun¹.Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban², xuruun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xuruubbanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xaruun¹.ld xa-ruun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xuruunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xaruun¹.ld xaruun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xaruumbiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld xuruun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0