xaryan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xoolo badan. 2. (-nno/-mmo, m.l./dh) Nooc ka mid ah doonyaha waaweyn, siiba kuwa shiraacyada badan leh.
- Xoolo badan hal mar wada guurid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (la', laan, laam)
Macnaha: