xashiishQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xashQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba. 2. Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00