xashiishadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xashiish.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xashiishQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00