xasili

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax xasilloon ka dhigid. 2. Lacag iwm helid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur