xasuuqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xasuuq.

xasuuq

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. Nafley badan hal mar wada layn; baabi'in.