xatooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hanti cid kale leedahay oo amar la'aan qarsoodi looga qaato; tuugannimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
tuugannimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Tuug ahaansho. ld tuugnimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00