tuugo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.

tuugnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Tuug ahaansho. ld tuugannimo.

xatooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hanti cid kale leedahay oo amar la'aan qarsoodi looga qaato; tuugannimo.